Answer:
age , its
Step-by-step explanation:
Habeen aad ucudoon ,alle galladii jawigu waxa ku gadaaman neecaw ,iftiinka xidiga iyo dayaxa sameystay goonka ifaya . dhamaan waxay astaan uyihiin inay amintu tahay habeenimo .waxad maqlaysaa sanqadha dad iyo xayawaan caraabaya ,marba marka ka dambaysana waxa sii yaraanaya socodka iyo sanqadha noolayaasha .waxa bilaabmaya jawi xasiloon .
cawo san❤️